Hooyooyinka Jowhar oo loogu baaqay in ay ilaaliyan Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Tan iyo burburkii Dowladii dhexe Waxaa soo badanayay haweenka  soo maaliyeed ee ka shaqeyo meelo baddan   iaygoo Door muhiim ah ka ciyaara koriimada Caruurta  iyo waxbarshadooda ,waxaana dhankale dayac soo gaaray caruurta yar yar ee ku jira xilliga naasnuujinta oo dantu kaliftay inaaysan sidii loogu talagalay u  helin Naaska Hooyada.

waxaa soo jeedineysa Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here