Sare ukac kuyimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili lagu gudi jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, suuqyada qudaarta Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle waxaa laga dareemaya sare ukac xoogan.

Waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here