Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Gobolka shabeellaha dhexe fartuun Aadan oo la hadashay Radio Isnaay ayaa ka warbixisay waxyaabaha sanadkan kaga qorsheysan eey ku dooneyso in ay ku horumariyo guud ahaan dhalinyarada iyo bilicda Magaalada Jowhar.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdcasiis Xasan.