Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xirey Maqaaxi Lagu iibinaayey waxyaabaha Maanka dooriya.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Maamulka Gobolka Banaadir oo horey u soosaarey Amaro ku aadan in aan Magaalada Lagu dhex arki Karin Maqaayadaha Habeenkii lagu cabo waxyaabaha Maanka Dooriya ayaa waxaa uu maamulka Howlgal Xalay uu sameeyey ku soo qabqabtey dad ku ganacsanaayey Qamriga iyo waxyaabo kale sidoo kalena wuxuu Albaabada iskugu laabey Meelihii lagu iibin Jirey.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here