10-Ka Xiddig Ee Ugu Qiimaha Badan Premier League Oo La Soo Saaray.

0
217

Waxa la soo saaray xiddigaha ugu qiimaha ugu badan premier League iyada tartanka horyaalka meel xiiso leh marayo.

Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland ayaa ah xidiga ugu qiimaha badan premier League kadib markii uu sii waday wacdaraha uu dhigayay premier League.

Haaland yaaa lagu qiimeeyaa lacag dhan 180 milyan oo euro waxana ku xiga xiddiga Bukayo Saka kaas oo lagu qiimeeyo lacag dhan 120 milayn oo euro.

Waxa ku xiga xiddiga Man City ee Phil Foden kaas oo lagu qiimeeyo lacag dhan 110 milyan oo euro waxana ay isku qiimo yihiin xiddiga Arsenal ee Declan Rice halka Rodri la mid yahay xiddigaha Foden iyo Rice.

hoos ka eeg.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here