Maamulka Gobolka Banadir Oo Kulan Afurin ah u sameeyay Dadka baahiyaha gaarka qaba.

0
96

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula afuray qaar ka mid ah dadka naafada ah iyo muhaajiriinta siiriyaanka ah ee kunool Magaalada Muqdisho.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here