Tottenham Oo Go’aamin Karta Kooxda Ku Guulaysan Karta Horyaalka

0
137

Jowhar – Radio Isnaay ) – Kooxda Tottenham ayaa door muhiim ah ka ciyaari karta tartanka horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Inkasta oo ayna ka qayb ahayn tartanka premier League hadana waxa ay go’aamin kartaa kooxda ku guulaysan doonta horyaalka.

Tottenham ayaa la ciyaari doonta dhamaan 3-da kooxood ee ku tartamaya horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Waxa intaas sii dheer in ay Tottenham la ciyaari doonto kooxaha ku tartamaya horyaalka todobaadyada ugu dambeeya ee horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here