Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Qudaarta suuqyada Baladweyne

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa lagu iibiyo qudaarta oo ku yaalla xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne ayaa Laga dareemayaa sara ukac xoogan oo ku yimid qiimaha qudaarta sababo la xariirto bisha barkeeysan ee Ramadaan oo ay dadka inta badan iibsadaan qudaar ka badan tii ay hore u isticmaali jireen.

Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here