Sare Ukac ku yimid Qiimaha dalagga Sisiinta Suuqyada Jowhar

0
95

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenka ka ganacsada seylada lagu iibiyo sisinta Jowhar ayaa sheegay in laga dareemaayo sare ukac ku yimid kadib ganacsato ka timid magaalada muqdisho iyo balcad inaay soo gaareen Jowhar

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here