Saldhig Boolis oo laga hirgaliyay Deegaanka Bacaad Weyn.

0
55

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Deggaanka bacaadweyne ee gobolka mudug ayaa ah ka mid ah degaanada ay dhowaan gaartey dowlada waxaana dib u habeyn lagu sameeyey xaruumaha kala duwan ee degaanka oo looga adeega bulshada si loo hormariyo arimaha bulshada iyo bilicida degaanka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclwo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here