Olole indha fiiqis lacag la’aan ah oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 200 oo qof ayaa indho fiiqis loogu sameeyay isbitaalka Hilaal ee magaalada Baladweyne kaasi oo la soo gaba gabeeyay.

Qaliimada indho fiiqis lacag la aan ah oo loo sameeynayay dadka danta yar kuwaasi oo ku nool magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoosyimaada.

Waxaa Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here