Nin Hooyadiis ku dilay Kismaayo oo Xukun dil ah Lagu fuliyay

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maanta Magaalada Kismaayo lagu toogtay Xasan Cabdullaahi Cabdi oo hooyadiis gacantiisa ku dilay bishii June sanadkii 2023.

Allaha u naxariistee Hooyada oo lagu magacaaji jirey  Xaliimo Maxamed Cumar ayaa wiilkeeda ka keentay qurbaha si ay dalka dhaqan celin ugu sameyso wiilkeeda balse isagaa sabab u noqday geerideeda markii uu tooreeyay ku jireeyay.

Waxaa soo jeedinaya ;- Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here