Tababar ku saabsan xeerka ciqaabta Soomaaliya oo lagu qabtay Hiiraan.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay )  Machadka Tababarda Garsoosrka Dowladda Soomaliya ayaa Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan kusoo Gaba Gabeeyay Tababar ku Saabsan Habka Xeerka Ciqaabta Soomaliyeed.

Tababarkaan Ayaa Loo Qabtay Garsooreyaasha iyo Xeer -ilaaliyaasha maamulka Hirshabeelle waxaan uu Socday muda shan maalin ah.

Waxa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here