Sodma oo Gargaar Udirtay Deegaanka Nuur Dugle Ee Gobolka Sh. Dhexe.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’adda maareeynta musiibooyinka qaranka ee Sodma ayaa gar gaar u dirtay Deegaanka nuur dugle oo ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe Kaasi oo loogu talagalay Dadka kusugan deegaankaasi oo saameysay daadadka elniino iyo dagaaladii ka dhacay halkaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here