Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Jowhar.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Diyaarad nuuca xamuulka qaada una rarnayd Ciidamada  ATMIS ayaa waxa ay ku dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar kaddib markii ay ka baxday Dhabaha ay ku cararaan Diyaaradaha.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Mcalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here