Ardey baratay cilmiga Computer-ka oo munaasabad loogu qabtay Dhuusamareeb.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasibad ay ku qalin-jabiyeen Arday bartay cilmiga Computerka kana aflaxay machadka dheeman ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareb.

Waxaa soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here