Jowhar (Radio Isnaay) – Kulankan ay qabanqaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada Hirshabelle ayaa diirada lagu saarayay kahortaga xaalufinta deeggaanka si bulshada looga wacyigaliyo ,waxaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday wasaaradaha Hirshabelle ,ururada bulshada iyo marti sharaf kale