Kullan ku Saabsan Gargaarka Bulshada Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
72

Jowhar (Radio Isnaay) –Xafiiska wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka dhacay shirk ku saabsanaa arimaha gargaarka kaasi oo wasaaradda ay la yeelatay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka iyo gar gaarka.

Wasiirka wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka KG ayaa warbixin ka dhageystay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka oo sedaxdii biloodba mar la qabto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here