Xiriirka Kubada Cagta Hirshabelle oo Sheegay in Tartan Kubada Cagta Bisha Ramadaan lagu qaban doono Degmooyinka Hirshabelle

0
64

Jowhar (Radio Isnaay) –Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Hirshabelle aya Sheegay in Tartan Kubada Cagta Bisha Ramadaan lagu qaban doono Degmooyinka Hirshabelle iyadoona ay ka qeybgeli doonaan Cayaaryahano kunool guud ahaan deegaanada iyo Degmoooyinka Hirshabelle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here