Shir ku saabsan madasha isku duwidda horumarinta oo ka furmay Muqdisho

0
77

Jowhar (Radio Isnaay) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada muqdisho ka furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey guulaha ay Xukuumaddu xaqiijisay.

Madasha waxaa ka soo qeyb-galay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah), deeq-bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay (UN), Ururrada Bulshada Rayidka ah, iyo marti-sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here