Hay’adda taya dhawrka Jubbaland oo gubtay raashin xumaaday.

0
95

Jowhar (Radio Isnaay)-  Hay’adda taya dhawrka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa raashin ku xumaaday dakada kismaayo ku gubtay kaas oo ka kooban bur iyo Baasto

Rashinkaan oo waqti qadatay in la baaro ayaa gaaraya ilaa 4.000-oo kiish oo bur ah iyo 10.000 oo kartoon oo baasto ah.

Warbixinta Warka waxaa soojeedinayo:- Abdiwali Ahmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here