Tababar ku saabsan xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo laga furay Baladweyne

0
82

Jowhar (Radio Isnaay) – Wasiiru dowlaha wasaaradda Cadaaladda iyo garsoorka Hirshabeelle Mahad Maxamed Xassan ayaa maanta Magaalada Baladweyne ka daah furay tababar ku saabsan xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

Tababarkan oo socon doonaa muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya saraakiil ka tirsan Ciidamada booliska. garsoorayaal xeerilaaliyaal ka tirsan maxkamaddaha degmooyinka gobolka Hiiraan.

Warbixinta warka waxaa soojeedinayo:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here