Beeraleyda Degmada Jowhar Oo Wasaarada Beeraha ka dalbaday Abuurka Beeraha

0
127

Jowhar (Radio Isnaay)- Mudooyinkii ugu dambeeyay Wasaarada Beeraha iyo waraabka dolwad gobaleedka Hirshabelle waxa ay dadaal ugu jirtay in ay Beeraleyda ku caawi agabyada loogu talagalay Beeraha taasi oo dhiiranaan u ah beeraleyda degmada Jowhar.

Warbixinta Warka waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here