Kulan looga Hadlayay Baahida Dhalinyarada oo lagu qabtay Deegaanka Beergadiid ee Gobolka Hiiraan.

0
86

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiiirka Wasaaaradda Dhallinyaradda iyo Cayaaraha Hirshabelle Mohamed Aynte ayaa kulan laqaatay dhalinyarada iyo bahda sports ee Deegaanka Beergadiid ee gobolka Hiiraan.

Kulanka ayaa waxaa wasiirka ku wehlinyayay maayarka magaalada Baladweyne Nadar tabaax maalin guddoomiyaha dhalinyarada Hirsahbeele iyo Xubno kale.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here