Jowhar (Radio Isnaay)- Gudoomiyaha Ururka Naafadda Degmada Jowhar xasan Xaaji ayaa ka codsaday maamulka,Hey,adaha iyo bulshada ku nool gobalka Sh/dhexe in loo qareemo dadka naafada iyo danyarta intaba ,xilli ay fooda nagu soo heyso bisha barakeeysan ee ramadaan.