Shirka mabaa-dii’da nabadda Soomaaliya oo laga daah furay Muqdisho

0
84

Jowhar (Radio Isnaay)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada muqdisho ka daahfuray shirka Madaadii’da Nabadda ee Soomaaliya,

Shirka ayaa diirada lagu saarayaa in la helo xeerar sal adag oo lagu xakameynayo cid walba oo wax yeelaysa nabadda adduunka gar ahaane dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here