Degmada Afgooye oo lagu soo gabagabeeyay kulan looga hadlaayay xoojinta nabad galiyada.

0
60

Jowhar (Radio Isnaay) -Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gaba gabeysay qiimeenta Nabad galiyada Degmada Afgooye kaasi oo maalmo socotay, waxaana ka qeyb galaayay bulshada rayidka ee degmadaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here