Tababar ku saabsan talaalka guud oo laga furay Beledweyne

0
77

Jowhar (Radio Isnaay) – Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay tababar kusaabsan talaalka Guud kaasi oo ay soo agaasimeen Ururka Hormarinta Ardayda Gobolka Hiiraan (HISDO)

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay boqal arday oo ka kala socoday jaamacaddaha magaalada Baladweyne.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here