Xarun waxbarasho oo laga daahfuray Kismaayo

0
69

Jowhar (Radio Isnaay) – Magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubalaand ayaa lagu Qabtay munaasabad lagu Daah furyay Machad Al Fatxi oo lagu baran Doono luuqadda Carabiga, tarbiyada Islaamka iyo culuumta Shareecada Islaamka.

Daah Furka Munaasabadda Waxaa ka Qeeyb-galay Maamulka Machad Al Fatxi Culumo Udiinka Magaalada Kismaayo Iyo Qar Kamid Bulshada Magaaladaasi.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo :- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here