Barakacayaal Ku sugan degmada Jowhar Oo dalbaday gargaar

0
93

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Qoysas Barakacayaal ah ayaa marxalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya kaamaka Alle tuug oo kuyaala duleedka magalada Jowhar ee caasimadab dowlad gobaledka Hirshabelle

Barakacayashan ayaa sida ay warbaahinta Isnaay ay u sheegn kasoo barakacay Jiliyaale,Buurfule,Barsane iyo Show oo ka kala tirsan gobolada Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here