Qoysas danyar ah Oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay deegaanka Garasbaaleey

0
82

Jowhar ( Radio Isnaay ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa 7,472 Qoys waxa ay gargaar ka kooban qaybaha raashinka ugu qaybisay Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magalaada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here