Beeraleyda Tuulooyinka Jowhar Oo kacabanaya Cayayaan saameeyay Beeraha

0
136

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Tuulada Garsaaley oo kamid ah Tuulooyinka hoosyimaado Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha dhexe ayaa ka cabanaya cayayaan baabi’yay dalagyadii ay beerteen

Gudooomiyaha Tuulada Garsaaley Cabaas Muumin Maxamed oo wareysi siiyay Radio Isnaay ayaa ka warbixiyay dalagyadii ay tacbadeen fasalkaan iyo cayayaanada baabi’inayo dalagyada u tacban.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here