Olole Caafimaad Laxiriira Baaritaanada iyo daweynta Xanuunada Wadnaha Oo Ka Bilowday Muqdisho

0
131

Jowhar-(Isnaay Radio)- Isbitaalka Daarusalaam ayaa bilaabey baaritaanu ku aadan Dhinaca Wadnaha Xili Soomaaliya Ay ku sii kordhayaan dadka qaba Xanuunada Wadnaha Dadkaan ayaa heleya baaritaano iyo daweyn lacag la,aan ah kuwaas oo ka kala yimid degmooyinka gobolka baanir iyo qaar ka mid ah gobolada Dalka Soomaaliya.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maryama Shiikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here