Mas,uuliyiin Katirsan Maamulka Hirshabeelle oo kormeer ku tagay biya xireenka Sabuun

0
92

Jowhar-(Isnaay Radio)- Mas,uuliyiin katirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SODMA) ayaa waxa ay kormeer ku tageen biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar.

Qaar ka mid ah Mas,uuliyiinta Maamulka Hirshabelle ayaa Waxa ay kawarbixiyeen Xaaladda Kannaalka Sabuun kasi oo u baahan Dacaytir Ballaaran in lagu sameeyo.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here