Dhallinyarada Jowhar oo loogu baaqay inay Sameeyaan Shaqo Abuur

0
123

Jowhar-(Isnaay Radio)-Dhallinyarada Magaalada Jowhar Mudooyinkii ugu dambeeyay Waxaa ay Noqdeen kuwa u safra Dalka dibadiisa shaqo la,aan soo foodsaartay Awgeed Kuwa qaar ayaa ku qanacsan dalkooda halka Kuwa qaar ay tacbanayaan Beerahooda si ay uga marmaan Tahriibka dal kaleh oo dhibtaoyin kala duwan laga dhaxlo guud ahaanba Dhalinyarada dalka Soomaaliya ayaa sababaha ay dalka ugu baxayaan lagu sheegay 90% In 4.5 leesku siiyo shaqoyinka oo niyad jab ku ah dhalinyarada wax soo baratay.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Nor Hussein

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here