Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay barakacayaasha ku nool Magaalada Dhoobley

0
125

Jowhar-(Isnaay Radio)- Wasaaradda Gargarka, Maareynta iyo Musiibooyinka dowladda Jubbaland ayaa Deeq raashin ah gaarsiisay dadka danyarta ah ee kujira kaamamka barakacyaasha degmada Dhoobley.

Deeqdan oo waasaraddu ay usoo wakilatay maamulka degmada oo uu horkacayey guddoomiye ku xigeenka degmada Mukhtaar Maxamed Sahal iyo taliyaha guud ee amniga degmada dhoobley gaashanle sare Maxamed Haybe ayaa si hufan loo gaarsiiyay deeqda Raashiinka ah dadkii ugu mudnaa ee danyarta ahaa.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Ahmed Hiloowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here