Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar Oo ka hadlay saameynta Xanuunka ku dhaca Maskaxda

0
118

Jowhar (Radio Isnaay)-Cudur saameeya korriinka carruurta oo lagu magacaabo Autism, ayaa aad ugu baahay carruurta Soomaaliyeed ee ku noo Minnesota, taas oo walaac badan ku abuurtay waalidiinta
Aafada uu sida gaarka ah u leeyahay cudurkan ayaa ah inuu hakiyo, ama uu dibu-dhac weyn ku sameeyo korriinka xaga fahamka iyo hadalka ee carruurta. Sida u sheegay Dr Maxamed Cbdi Gaalib  oo kamid ah Dhaqatiirta ka howlgasha Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here