Cudurka Shuban biyoodka Oo ka dilaacay Deegaanka Koonga

0
106

Jowhar (Radio Isnaay) – Deegaanka koongo waxa uu ka mid yahay deegaanada hoosyimaada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeellaha dhexe
dadka ku nol deegaankaasi waxaa haleelay qaar kamid ah xanuunka shuban biyoodaka.

Waxa uu ka jiraa deeganaakaasi xanuunka shuban biyoodka
ilaa 10 maaln kaasi oo haleelay dadka da’da ah iyo caruurta.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here