Bulshada Baraawe iyo Hay’addaha Amniga oo ka wada hadlay Ilaalinta Nabadda.

0
78

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiirka Wasarada amniga ee dowlada goboleedka KGS oo ku sugan Magalada Baraawe ee Caasimada maamulka KGS ayaa Kulan la qaatay Laamaha Amniga ee degmada Odayaasha dhaqan iyo qeybaha kala Kala duwan ee Bulshada waxaana uu ujeedka kulanka Uu ahaa sidii ay u Wada shaqeyn lahayeen bulshada iyo laamaha Amaanka ee Degmada.

Warbixinta Warka waxaa soojeedinayo:- Maxamed Nuur Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here