Jowhar (Radio Isnaay) Sanad kasto marka lagaaro bilaha jiilaalka ayaa waxaa biyo yareeyo wabiga shabeele oo dhex mara magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.
Bulsho badan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee deegaanada hoosyimaada Gobalka Hiiraan ayaa sameeyn xoog kala kulma biyo yarida ku yimaada Wabiga Shabeele.