Jowhar (Radio Isnaay) Tabarkan ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Aadanaha Hirshabelle oo ay ka taageereyso UNSOM ayaa loo qabtay Ku dhawaad 40 Haween oo ku nool Magaalada jowhar
Ujeedada Tabarka oo ahaa ilaalinta Xuquuqda Caruurta iyo badqabkooda waxaana ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka Socday Wasaaradda Haweenka Ururada Dhalinyada iyo Marti sharafkale.
Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Maryamo Sheekh Cabdi