Jowhar (Radio Isnaay)- Agaasimaha Guud ee wasaarada Maaliyadda Soomaliland ayaa magaalada hargeysa tabobar ugu soo xiray qaar kamida Shaqaalaha Cashuuraha .
Tababaka ayaa waxaa uu ku saabsanaa dayeelka macaamiisha iyo anshaxa shaqaalaha .
Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim