Mashruuc Hormarineed Oo Laga Dahfuray Magaalada Xudur.

0
74

Jowhar (Radio Isnaay)-Kulan guud oo looga hadlaayey baahiyaha Dadka reer xudur ay uga faaideysan karaan Mashruuca Talo Wadaag ayaa lagu qabtey degamda Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool , Bulshada Xudur ayaana lala wadaagey Faafaahinta Mashuuca Talo-wadaag iyo Ujeedka Guud oo ah isku xirka Bulashada iyo Maamulka

Waxaa sidoo kale inta kulanka uu socdey Bulashada loo sheegey Doorka Bulshada ee Mashruucaan iyo Lahaanshiyo Bulsho oo ay u dheertahay Isku Filnaasho

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here