Dayactir lagu bilaabay garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur

0
99

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaaradda Gaadiidka cirka iyo dhulka Dowalad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa dib u dayactir kusameeyneyso qeybta diyaaradaha ku ordaan ee loo yaqaano Ranweyga ee garoonka diyaaradaha kadib markii burbur xoogan uu soo gaaray qeybtan taasoo keentay in hakad la galiyay duulimadyadii ka degi jiray garoonka Diyaaradaha Degmada Xudur ee Gobalka bakool.

Dhismaha Garoonka ayaa dhismahiis waxaa iska kaashanaayo maamulka Gobalka Bakool kan Degmada wasaaradda Gaadiidka. Cirka iyo dhulka Dowalad Gobaleedka Koonfur Galbeed iyo bulshada Degmada Xudur.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here