Haweenka Jowhar Oo loogu baaqay in ay xoogga saaraan Waxbarashada

0
183

Jowhar (Radio Isnaay) – Haweenka Soomaaliyeed ayaa door muhiim ah ka qaata Waxbarshada kuwaas oo ku dhiirigaliyo Carruurta in ay udiraan iskuulada islamarkana ku dadaalaan barbaarintooda

Faa’iso Xasan Cali iyo Qadro Axmed Xaaji  oo ka mid ah aqoonyahanada ku nool Jowhar  ayaa sheegay muhimada ay Waxbarashada gabdhaha leedahay.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here