Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Kawarbixisay Adeegyada Caafimaad ee ay Gaarsiiso Bulshada Hirshabeelle.

0
168

Jowhar- (Isnaay Radio)- Wasaradda caafimaadka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa waxa ay ka warbixisay waxyaabaha ay qabatay sanadihii tagay

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimadka Hirshabelle Dr Muxudiin Mukhtar Macalin ayaa shegay in xarumo badan oo ka shaqqeeya Caafimadka ay ka hirgeliyeen Inta Badan Deegaannada Hirshabelle  si lo daboolo baahiyaha dhinaca Caafimaad ee ay qaban bulshada.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here