Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Kahadlay Muhiimada Wax soo saarka Beeraleeyda Gobolka.

0
151

Jowhar-(Isnaay Radio)- Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoosyimada ayaa  si maalinla ah  suuqyada jowhar ugu soo kordhiyay dalagyada kaladuwan ee ka baxa beeraha degmada jowhar iyo deegaanada hoosyimaada Kuwaasi oo qaarkood loo iib geeyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo 90 km u jirta jowhar ganacsatda ayaa garab ka helaya beeraleyda oo sanad walba kusoo kordhiya dalag farabdan Oo Tayo leh.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Mohamed Nor Hussein.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here