Xarunta Labaad Ee machadka Ansaaru Sunnah oo laga hirgaliyay Degmada Dayniile

0
77

Jowhar (Radio Isnaay) –Munasabaddan oo  lagu daahfuraayey Machadka Ansaaru Sunnah faraciisa labaad ayaa lagu qabtay xaafadda Raadeerka degmada deyniile ee magalada muqdisho

Daah furka machadka ayaa waxaa ka soo qeyb galay culumada xaafadda waalidiin maamulka mac-hadka iyo marti sharaf kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here