Shir sanadeedka 6 aad ee Xeer laaliyaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

0
63

Jowhar (Radio Isnaay)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir sanneedka 6aad ee Xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa xeer ilaaliyaasha Soomaliyeed ka ee ka howlgala Guud ahaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here