Maxkamadda Sare ee Hirshabelle oo Tababar usoo xirtay Garsoorayaasha Hirshabelle

0
86

Jowhar (Radio Isnaay) – Tababarkan lagu baranayay  xeerka habka cigaabta Soomaaliyeed ayaa loo  qabtay garsoorayaal iyo xeerilaaliyal ka socday Deegaanada Hirshabelle

Xiritaanka Munaasabadan  waxaa goobjoog ka ahaa  Gudoomayaha Maxakamada Sare Hirshabelle ,xeerilaaliyaal,mas’uuliyiin ka socday Macadka tababarka garsoorka dalka iyo marti sharaf  kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here